Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa la horgeeyay golaha Wasiirada maamulkaasi uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen. Kulanka ay maanta yeesheen Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa soo xaadiray 142-Xildhibaan, waxaana ajandaha kulanka uu ahaa meel marinta golaha Wasiirada cusub. Golaha Wasiirada Cusub ee maamulka … Continue reading Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay